Al-Shabaab kuma negaan doonto gobolka: Guddoomiyaha Shabeellaha hoose
Maamulka gobolka Shabeellaha hoose ayaa shalay sheegay in maleeshiyada Al-Shabaab aysan laheyn awood ay ugu sii negaato deegaannada ay uga sugan tahay gobolka. Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha hoose...
View ArticleAl-Shabaab oo boqol carruur ah ka qafaashay Shabeelaha Hoose
Qaar ka tirsan waalidiinta iyo waxgaradka degmada Kuntuwaarrey ee gobolka Shabeelaha hoose ayaa muujiyay sida ay uga xun yihiin maleeshiyada al-Shabaab oo si qasab ah in ka badan boqol caruur ah uga ka...
View ArticleDuqeyn laga fuliyay Baraawe
Wararka ka imaanaya magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in xalay duqeyn loo geystay guri ay ku sugnaayeen maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab, waxaana lagu dilay hal qof....
View ArticleSaddex Al-Shabaab ah oo loo xiray weerarkii Baraawe
Wararka ka imaanaya magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in ay Al-Shabaab xirtay saddex ka tirsan maleeshiyadeeda oo ay ku eedeeysay inay xog ku caawiyeen ciidamada Mareykanka...
View Article4 askari oo ku dhaawacantay ciidamo is rasaasaysay
Guddoomiye ku-xigeenka gobolka Shabeelaha Hoose Cabdullaahi muuse ayaa sheegay in afar askari ay ku dhaawacmeen isku-dhac deegaanka Lambar 50 xalay ku dhex maray ciidamo ka wada tirsan dowladda...
View ArticleQarax dad ku dhaawacay Jannaale
Saddex qof oo labo ka tirsan ay yihiin haween ayaa ku dhaawacantay qarax maanta duhurkii ka dhacay degmada Jannaale ee gobolka Shabeelaha hoose. Qaraxa ayaa la sheegay in uu ka dhacay suuqa degmada...
View ArticleDuqeyn laga fuliyay Jilib
Wararka ka imaanaya magaalada Jilib ee gobolka Jubbada dhexe ayaa sheegaya in galabta duqeyn loo geystay guri ay ku sugnaayeen maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab. Wararka ayaa sheegaya in duqeynta lagu...
View Article11 qof oo ku dhimatay dagaal ka dhacay KM50
Kow iyo toban qof ayaa ku dhimatay, 15 kalena waay ku dhaawacmeen iska hor imaad deegaanka Kilo Mitir 50 ee gobolka Shabeelaha Hoose ku dhexmaray askar ka tirsan ciidamada dowlada Soomaaliya iyo...
View ArticleDibadbax ka dhan ah al-Shabaab oo ka dhacay Number 50
Dibadbax ay dhigayeen qaybaha bulshada oo ka dhan ah maleeshiyada al-Shabaab ayaa maanta ka dhacay degmada Number 50 ee gobolka Shabeelaha hoose. Dibadbaxa oo ahaa mid ay iskood u qaban-qaabiyeen...
View Article8 qof oo ku dhimatay dagaal beeleed maalintii labaad ka socda Shabeellaha Hoose
Siddeed qof ayaa ku dhimatay, ku dhawaad toban kalena waa ay ku dhaawacmeen dagaal beeleedyo maalintii labaad ka socda tuulooyin hoos-taga degmooyinka Marka iyo Aw-dheegle ee gobolka Shabeelaha Hoose....
View ArticleSiidii: Dowladda iyo AMISOM ha soo farogaliyaan dagaalka Shabeelaha Hoose
Guddoomiyaha gobolka Shabeelaha Hoose Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Siidii) ayaa ka codsaday dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo AMISOM inay si dhaqsi ah u farogeliyaan dagaal-beeleedka ka socda...
View ArticleXildhibaanno ku sugan Baydhabo oo ku baaqay joojinta dagaalka Shabeellaha Hoose
Xildhibaannada baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ee ku sugan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa ku baaqay in si deg-deg ah loo joojiyo dagaallo beeleedyo ka jira gobolka Shabeellaha...
View ArticleMadaxweyne Xasan oo ku baaqay joojinta colaadda Shabeellooyinka & Hiiraan
Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ku baaqay in si deg-deg ah loo joojiyo dagaallada ka soo cusboonaaday...
View ArticleAl-Shabaab oo dad ku gowracday tuulo u dhow Wanlaweyn
Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa lagu soo warramayaa inay labo ruux ku gowracday tuulo 25 km u jirta degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha hoose. Goobjoogayaal ayaa Bar-kulan u sheegay in labada qof ay...
View ArticleWafdi ka socda dowladda oo la kulmay beelo ku dagaallamay No-50
Wafdi isugu jiray wasiirro iyo xildhibaanno oo ka socda dowladda Soomaaliya oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa deegaanka No-50 ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa ku guulaystay in ay kala qaadaan...
View ArticleRaashin loo qeybiyay qoysas ku sugan Shabeellaha hoose
Ciidamada dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta deeq raashin ah ugu qeybiyay deegaanka No 50 qoysas ay dhibaato ka soo gaartay dagaal beeleedkii dhowaan ka dhacay deegaankaas oo ku yaalla...
View ArticleGargaar loo dalbay dad ku dayacan Shabeellaha hoose
Waxgaradka iyo mas’uuliyiinta gobolka Shabeellaha hoose ayaa soo jeediyay in loo gurmado dadkii ay dhibaatadu ka soo gaartay fatahaaddii uu dhowaan ka sameeyay wabiga Shabeelle deegaanno hoos taga...
View ArticleDab khasaare geystay oo ka kacay Buulo-mareer
Dab geystay khasaaro hantiyeed ayaa maanta ka kacay suuqa deegaanka Buulo-mareer ee gobolka Shabeelaha Hoose. Dabka oo ka billowday goob maqaaxi ah ayaa baabi’iyay dukaamo lagu iibin jiray dharka,...
View ArticleMaamulka gobolka Shabeellaha Hoose oo sheegay inuu wax ka ogaa weerarkii lagu...
Maamulka gobolka Shabeellaha Hoose ayaa ka hadlay weerar lagu dilay mid ka mid ah hor-joogeyaasha maleeshiyada Al-Shabaab oo Axaddi ka dhacay deegaanno ka tirsan gobolkaasi. Guddoomiyaha gobalka...
View ArticleAskari ka tirsanaa ciidanka dowladda oo lagu dilay Marka
Askari ka tirsan ciidamada milateriga dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah ku dilay magaalada Marka ee gobolka Shabeellaha Hoose askari kale. Goob-joogayaal ayaa u sheegay Bar-kulan...
View Article