Quantcast
Channel: Bar-kulan » Marka
Viewing all articles
Browse latest Browse all 119

Dibadbax ka dhan ah al-Shabaab oo ka dhacay Number 50

$
0
0
Dibadbax ay dhigayeen qaybaha bulshada oo ka dhan ah maleeshiyada al-Shabaab ayaa maanta ka dhacay degmada Number 50 ee gobolka Shabeelaha hoose. Dibadbaxa oo ahaa mid ay iskood u qaban-qaabiyeen shacabka deegaanka ayaa looga dalbaday xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya in deegaannada ay gobolka uga sugan tahay al-Shabaab laga xoreeyo. Dadkii dibadbaxa samaynayay ayaa ku [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 119

Trending Articles