Quantcast
Channel: Bar-kulan » Marka
Viewing all articles
Browse latest Browse all 119

Duqeyn laga fuliyay Jilib

$
0
0
Wararka ka imaanaya magaalada Jilib ee gobolka Jubbada dhexe ayaa sheegaya in galabta duqeyn loo geystay guri ay ku sugnaayeen maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab. Wararka ayaa sheegaya in duqeynta lagu dilay labo hoggaamiye oo ka tirsanaa Alshabaab. Dadka degmada Jilib ayaa sidoo kale xaqiijiyay in ay maqleen dhawaqa duqeynta. Ilaa iyo hadda ma cadda cidda weerarka [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 119

Trending Articles