Quantcast
Channel: Bar-kulan » Marka
Viewing all articles
Browse latest Browse all 119

Duqeyn laga fuliyay Baraawe

$
0
0
Wararka ka imaanaya magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in xalay duqeyn loo geystay guri ay ku sugnaayeen maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab, waxaana lagu dilay hal qof. Cabdicasiis Abuu Muscab oo ka mid ah horjoogayaasha Al-Shabaab ayaa u sheegay wakaaladda wararka ee Reuters in dooman hubeysan ay weerar ku qaadeen saldhig ay maleeshiyada ku [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 119

Trending Articles