Kow iyo toban qof ayaa ku dhimatay, 15 kalena waay ku dhaawacmeen iska hor imaad deegaanka Kilo Mitir 50 ee gobolka Shabeelaha Hoose ku dhexmaray askar ka tirsan ciidamada dowlada Soomaaliya iyo ciidamo madani ah oo ka howlgala deegaanka, sida uu Bar-kulan u sheegay guddoomiyaha gobolka. Gudoomiyaha gobolka Shabeelaha hoose Cabduqaadir Maxamed Nuur Siidii ayaa [...]
↧