Quantcast
Channel: Bar-kulan » Marka
Viewing all articles
Browse latest Browse all 119

Qarax dad ku dhaawacay Jannaale

$
0
0
Saddex qof oo labo ka tirsan ay yihiin haween ayaa ku dhaawacantay qarax maanta duhurkii ka dhacay degmada Jannaale ee gobolka Shabeelaha hoose. Qaraxa ayaa la sheegay in uu ka dhacay suuqa degmada Jannaale, halkaasi oo ay dad badani ka dukaameysanayeen. Wararka qaar ayaa sheegaya in uu qaraxa ka dambeeyay qof isa soo miidaamiyay. Goobjoogayaal [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 119

Trending Articles