Quantcast
Channel: Bar-kulan » Marka
Browsing latest articles
Browse All 119 View Live

Al-Shabaab oo sheegay in ay ka hortageen weerar lagu soo qaaday

Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegtay in ay fashiliyeen weerar ay ku soo qaadeen ciidamo ajinabi ah oo watay diyaaradaha qumaatiga u kaca ee helikabtarrada oo ka dhacay deegaanka Toora-toorow ee gobolka...

View Article


Hawl-gallo amni oo ka billowday Baraawe

Hawl-gallo ku wajahan malleeshiyada Al-Shabaab ayaa ka billowday, deegaanno ka tirsan degmada Baraawe ee gobolka Shabeellaha hoose. Guddoomiyaha degmada Baraawe ayaa sheegay in la furayo gabi ahaanba...

View Article


Sh/Hoose: Shan ku dhimatay duqayn cirka ah

Wararka ka imanaya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in weerar dhinaca cirka ahi uu xalay ka dhacay, deegaanka Furuqley oo 25km dhinaca waqooyi-galbeed uga beegan, magaalada Afgooye. Weerarka...

View Article

Sh/Hoose: Ciidammada dowladda oo la wareegay Bariirre

Dagaal u dhexeeyay ciidammada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo is-kaashanaya iyo malleeshiyada Al-Shabaab ayaa maanta ka dhacay deegaanka Bariirre ee gobolka Shabeellaha hoose. Dagaalka ayaa billowday...

View Article

SH/Hoose: Waxyaalo qarxa iyo dadkii watay oo la qabtay

Ciidammada amniga ayaa gacanta ku dhigay, gaari ay saarnaayeen hub iyo waxyaalo qarxa iyo afar nin oo wadatey. Af-hayeenka wasaaradda amniga ayaa sheegay, in hubka lagu qabtay, hawl-gal ay ciidammadu...

View Article


Madaxii amniyaadka Al-Shabaab oo la dilay

Hay’adda Nabad-sugidda Qaranka Soomaaliya ayaa sheegtay in la dilay, Suheyb oo madaxii qaybta Amniyaadka ee Malleeshiyada Al-Shabaab. Sida ay sheegtay warbaahinta dowladda Soomaaliya, hay’adda ayaa...

View Article

Al-Shabaab oo weerartay xerada Laanta-buuro

Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa lagu soo warramayaa in ay weerar ku qaadeen xalay saq dhexe saldhigga ciidamada dowladda Soomaaliya ay ku leeyihiin xerada Laanta-buuro ee gobolka Shabeellaha hoose....

View Article

Al-Shabaab oo mar kale qabsatay Marka

Dagaalyahannada kooxda Al-Shabaab ayaa galay oo qabsaday magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeellaha hoose, kaddib markii ay shalay galab isaga baxeen magaalada ciidamada dowladda federaalka ee...

View Article


XDS oo ka hadlay dagaalkii Laanta buuro

Taliska qeybta 12-ka Abriil ee Xoogga dalka Soomaaliya ayaa ka hadlay weerarkii malleeshiyada Al-Shabaab ay  habeen hore ku qaadday xerada Laanta buuro ee degmada Afgooye. Taliyaha qaybta Jenneraal...

View Article


Shariif Xasan oo gaaray Baraawe

Madaxweynaha maamulka Koofur-galbeed, Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa gaaray magaalada Baraawe ee xarunta maamulkaas. Shariif Xasan ayaa xarigga ka jaray, dhisme cusub oo noqon doona xarunta...

View Article
Browsing latest articles
Browse All 119 View Live