Maamulka gobolka Shabeellaha hoose ayaa shalay sheegay in maleeshiyada Al-Shabaab aysan laheyn awood ay ugu sii negaato deegaannada ay uga sugan tahay gobolka. Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha hoose Cabduqaadir Sheekh Maxamed Nuur ayaa tilmaamay in ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ee ku sugan gobolka ay guulo kasoo hoyeen dagaalka lagula jiro Al-Shabaab. Wuxuu sheegay in ay [...]
↧