Ammaanka oo looga shiray aw-Dheegle
Kulan looga arrinsanayay ammaanka oo ay ka qaybgaleen qaybaha bulshada iyo maamulka gobolka Shabeelaha Hoose ayaa maanta lagu qabtay deegaanka aw-Dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo ka mid ah...
View ArticleAl-Shabaab oo deegaanno hor leh laga qabsaday
Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo is garabsanaya ayaa maanta kala wareegay kooxda Al-Shabaab gacan ku haynta deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellada hoose. Ciidanka huwanta ayaa si...
View ArticleMaamulka Shabeelaha Hoose oo shacabka ku boorriyay xoojinta amniga
Guddoomiyaha gobolka Shabeelaha hoose, Cabdulqaadir Maxamuud Nuur Siidii ayaa ugu baaqay dadweynaha ku nool gobolka inay gacan ka geystaan ilaalinta amniga guud ee gobolka. Guddoomiyaha oo ka hadlay...
View ArticleQarax dhimasho sababay oo ka dhacay Shalaanbood
Labo qof ayaa ku dhimatay saddex kalena way ku dhaawacmeen kaddib markii bam-gacmeed lagu tuuray suuqa deegaanka Shalaanbood ee gobolka Shabeellaha hoose. Dadka dhintay ayaa la sheegay in uu ku jiro...
View ArticleLix qof oo ku dhimatay dagaal ka dhacay Marka
Inta la ogyahay lix qof ayaa ku geeriyootay, tiro intaa ka badanna way ku dhaawacmeen dagaal shalay gelinkii dambe ka dhacay magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeelaha hoose, kaas oo u dhexeeyay...
View ArticleNabaddoon lagu dilay Marka
Koox hubaysan ayaa galabta toogasho ku dishay Maxamuud Maxamed Xuseen oo ka mid ah nabaddoonnada caanka ka ah magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeelaha hoose. Goobjoogeyaal ayaa Bar-kulan u sheegay...
View ArticleCiidamada dowladda oo isku fidiyay Shabeellaha hoose
Ciidamada dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta la wareegay deegaanno iyo tuulooyin hoos taga Jannaale, Qoryooley iyo Aw-dheegle oo dhammaantood ka tirsan gobolka Shabeellaha hoose, kuwaas...
View ArticleDowladda oo digniin u dirtay burcadda isbaarooyinka ay u yaallaan
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay wax ka qabaneyso isbaarooyinka sharci darrada ah ee rag hubeysan oo ku lebbisan dareyska ciidanka dowladda ay lacag baad ah uga qaataan gaadiidleyda...
View ArticleKulan amniga ku saabsan oo lagu qabtay Ceel-Jaalle
Kulan looga hadlay amniga gobolka Shabeellaha Hoose oo ay ka qeyb galeen odayaasha dhaqanka, maamulka gobolka,taliyayaasha ciidamada AMISOM ee ku sugan gobolka iyo saraakiisha ciidamada dowladda ayaa...
View ArticleDowladda oo la wareegtay deegaanno ka tiran Shabeelaha Hoose
Ciidamada dowladda Soomaaliya oo kaashanaya kuwa Howlgalka Midowga Afrika (AMISOM) ayaa maanta la wareegay deegaanno ay maleeshiyada al-Shabaab horay ugu sugneyd oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Hoose....
View ArticleLabo qof oo lagu dilay Marka
Nin nabaddoon ahaa iyo nin kale oo rayid ahaa ayaa maanta lagu dilay magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeellaha hoose. Nabaddoonka waxaa lagu magacaabi jiray Sheekh Madnuur iyo ninka kalena waxaa...
View Article7 Al-Shabaab ah oo isku soo dhiibtay maamulka Shabeellaha hoose
Maamulka gobolka Shabeellaha hoose ayaa ka warbixiyay dhallinyaro ka tirsanayd Al-Shabaab oo isu soo dhiibay ciidamada dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ee ku sugan gobolka Shabeellaha hoose....
View ArticleCiidanka ilaallada xeebaha Soomaaliya ee Midowga Yurub oo tababar u furi doono
Ciidanka Midowga Yurub ee ka tirsan ciidanka Ilaallada xeebaha Soomaaliya ayaa berri loo furi doonaa tababar socon doono muddo labo billood. Tababarkan ayaa ciidankan lagu bari doonaa tabta ugu...
View ArticleXabbad-joojin la dhex-dhigay beelo ku dagaallamay Shabeelaha Hoose
Wasiirro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya iyo baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta ku guuleystay inay xabbad-joojin dhex-dhigaan beelo ku dagaallamay deeganaka Ceel-wareegow ee gobolka Shabeelaha hoose....
View ArticleAskari ka tirsan AMISOM oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Marka
Inta la og yahay hal askari oo ka tirsan ciidamada AMISOM ayaa ku dhaawacmay qarax miino oo lala eegtay gaadiid ciidamada AMISOM ay leeyihiin oo marayay xaafadda Buulo Jaan ee degmada Marka ee gobolka...
View ArticleBeelo ku dagaallamay Shabeelaha Hoose oo Muqdisho lagu dhex-dhexaadinayo
Kulan lagu heshiisiinayo beelo dhowaan ku dagaallamay qeybo ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose oo ay ka qeyb-galeen xildhibaanno, wasiirro iyo odoyaasha dhaqanka Soomaalida ayaa maalintii labaad ka...
View ArticleHowlgal dhinaca amniga ah oo ka socda Marka
Waxaa saaka aroortii hore howlgallo ammaanka lagu sugayo laga bilaabay xaafadda Abuu Raas ee degmada Marka ee xarunta gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalka ayaa waxaa si wada jir ah u fulinaya ciidamada...
View ArticleFiqi: Hala xoojiyo ammaanka Shabeellaha hoose
Wasaaradda gaashaandhigga ee xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa u soo jeedisay maamulka gobolka Shabeellaha hoose iyo ciidamada nabad-ilaalinta ee Midowga Afrika inay xoojiyaan ammaanka...
View ArticleMaamulka Shabeellaha Dhexe oo kormeer ku maraya qeybo ka tirsan gobolka
Xubno ka tirsan maamulka gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa socdaal ku maraya deegaanno ka tirsan gobolka, iyaga oo haatan ku sugan deegaanka Jariirow ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Xubnaha maamulka ee...
View ArticleXukuumadda: Waa la adkeyn doonaa amniga gobolka Shabeellaha hoose
Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta sheegay in si weyn loo adkeyn doono ammaanka magaalooyinka gobolka Shabeellaha hoose oo deegaanno katirsan gobolkaasi ay weli ku sugan tahay...
View Article