Maamulka gobolka Shabeellaha Hoose ayaa ka hadlay weerar lagu dilay mid ka mid ah hor-joogeyaasha maleeshiyada Al-Shabaab oo Axaddi ka dhacay deegaanno ka tirsan gobolkaasi. Guddoomiyaha gobalka Shabeellaha Hoose Cabdiqaadir Maxamed Siiddii oo u warramay Bar-kulan ayaa sheegay in ay wax ka ogaayeen weerarka lagu dilay hor-joogaha ka tirsan kooxda Al-Shabaab. Siiddii ayaa waxa uu [...]
↧
Maamulka gobolka Shabeellaha Hoose oo sheegay inuu wax ka ogaa weerarkii lagu dilay Sahal Isku-Dhuuq
↧