Quantcast
Channel: Bar-kulan » Marka
Viewing all articles
Browse latest Browse all 119

Askari ka tirsanaa ciidanka dowladda oo lagu dilay Marka

$
0
0
Askari ka tirsan ciidamada milateriga dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah ku dilay magaalada Marka ee gobolka Shabeellaha Hoose askari kale. Goob-joogayaal ayaa u sheegay Bar-kulan in askariga uu dilay saaxiibkiis kaddib markii ay murmeen. Askariga dilka geystay ayaa isla markiiba waxaa qabtay ciidamada. Dhinaca kale, labo haween ayaa ku dhaawacantay qarax bambo [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 119

Trending Articles