Maamulka gobolka Shabeellaha hoose ayaa ka warbixiyay dhallinyaro ka tirsanayd Al-Shabaab oo isu soo dhiibay ciidamada dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ee ku sugan gobolka Shabeellaha hoose. Guddoomiyaha maamulka gobolka Shabeellaha hoose Cabduqaadir Sheekh Maxamed Nuur oo wareysi siiyay Bar-kulan ayaa sheegay in ay soo badanayaan dhallinyarada ka soo goosanaysa maleeshiyada ee isku dhiibaysa ciidamada [...]
↧