Kulan lagu heshiisiinayo beelo dhowaan ku dagaallamay qeybo ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose oo ay ka qeyb-galeen xildhibaanno, wasiirro iyo odoyaasha dhaqanka Soomaalida ayaa maalintii labaad ka socda magaalada Muqdisho. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil oo ka tirsan xildhibaannada baarlamanka Soomaaliya ayaa beelaha dagaallamay u sheegay in dagaal aanan laga dhaxlin wax faa’ido ah, sidaa tardeedna ay [...]
↧