Waxaa saaka aroortii hore howlgallo ammaanka lagu sugayo laga bilaabay xaafadda Abuu Raas ee degmada Marka ee xarunta gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalka ayaa waxaa si wada jir ah u fulinaya ciidamada dowladda Soomaaliya iyo ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM, oo isugu jira boolis iyo milateri. Guddoomiyaha maamulka dowladda Soomaaliya ee degmada Marka Maxamed [...]
↧