Ciidamada dowladda Soomaaliya oo kaashanaya kuwa Howlgalka Midowga Afrika (AMISOM) ayaa maanta la wareegay deegaanno ay maleeshiyada al-Shabaab horay ugu sugneyd oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Hoose. Guddoomiyaha maamulka gobolka Shabeelaha hoose, Cabdulqaadir Sheekh Maxamed Nuur ‘ Siidii’ ayaa Bar-kulan u sheegay in howl maanta ay ka sameeyeen gobolka ay kula wareegeen deegaanno ay ku [...]
↧