Al-Shabaab oo weerartay xero ciidamada dowladda ay leeyihiin
Maleeshiyo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa xalay weeraray saldhig weyn oo ay ciidamada militariga dowladda Soomaaliya ku leeyihiin deegaanka Laanta-Buuro, ee gobolka Shabeellaha hoose. Warar laga...
View ArticleBiyo-dhaamin laga billaabay deegaanno ka tirsan Afgooye
Maamulka degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha dhexe ayaa biyo-dhaamin ka billaabay deegaanno hoostaga degmada oo ay boyo la’aani kajirto. Deegaannada laga billaabay biyo dhaaminta ayaa xagga biyaha...
View ArticleAMISOM: 22 ayaan Al-Shaab uga dilnay Shabeellaha hoose
Hoggaanka hawlgalka AMISOM ayaa sheegay in horjooge sare oo katirsan Al-Shabaab ay xalay ku dileen hawlgal ciidammadadooda iyo kuwa dowladdu ay wadajir uga fuliyeen deegaanno katirsan gobolka...
View ArticleCiidammada dowladda oo la wareegay Jannaale
Ciidammada dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta la wareegay deegaanka Jannaale ee gobolka Shabeellaha hoose. Sida ay sheegtay warbaahinta dowladda, la-wareegidda Jannaale ayaa waxaa gacan...
View ArticleAfar qof oo lagu dilay Buulo-mareer, Shabeellaha hoose
Wararka ka imaanaya deegaanka Buulo-mareer ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in afar qof oo rayid ah lagu dilay duleedka magaaladaas. Afarta qof oo isku gaari saarnaa ayaa ka koobnaa hooyo...
View ArticleMadaxweynaha oo ka tacsiyeeyay dhallinyarada qarraqantay
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyay dhallinyaro Soomaaliyeed oo ku geeriyootay badda u dhexaysa dalalka Masar iyo Talyaaniga. Ilaa 400 oo qof oo u badan Soomaali, kana...
View ArticleToddoba qof oo isku qoys ahaa oo lagu dilay Shalaambood
Toddoba qof oo isku qoys ahaa ayaa xalay lagu dilay meel lagu magacaabo Siinaay oo katirsan deegaanka Shalaambood ee gobolka Shabeellaha hoose. Toddobada qof oo ka koobnaa lix carruur ah oo walaalo...
View Articleciidammada Soomaaliya oo weeraray malleeshiyo ka tirsan Daacish
Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in ciidammada dowladda Soomaaliya ay bur-buriyeen xero lagu tababaray malleeshiyo taageersan kooxda Daacish ee ka dagaallanta dalalka Suuriya...
View ArticleDad ku dhaawacmay qarax ka dhacay Afgooye
Inta la xaqiijiyey, lix qof ayaa ku dhaawacantay, qarax ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha hoose. Qaraxa oo ahaa bambaanada laga tuuro gacanta ayaa ka dhacay suuqa xoolaha degmadaas....
View ArticleAl-Shabaab oo sheegay in ay ka hortageen weerar lagu soo qaaday
Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegtay in ay fashiliyeen weerar ay ku soo qaadeen ciidamo ajinabi ah oo watay diyaaradaha qumaatiga u kaca ee helikabtarrada oo ka dhacay deegaanka Toora-toorow ee gobolka...
View ArticleHawl-gallo amni oo ka billowday Baraawe
Hawl-gallo ku wajahan malleeshiyada Al-Shabaab ayaa ka billowday, deegaanno ka tirsan degmada Baraawe ee gobolka Shabeellaha hoose. Guddoomiyaha degmada Baraawe ayaa sheegay in la furayo gabi ahaanba...
View ArticleSh/Hoose: Shan ku dhimatay duqayn cirka ah
Wararka ka imanaya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in weerar dhinaca cirka ahi uu xalay ka dhacay, deegaanka Furuqley oo 25km dhinaca waqooyi-galbeed uga beegan, magaalada Afgooye. Weerarka...
View ArticleSh/Hoose: Ciidammada dowladda oo la wareegay Bariirre
Dagaal u dhexeeyay ciidammada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo is-kaashanaya iyo malleeshiyada Al-Shabaab ayaa maanta ka dhacay deegaanka Bariirre ee gobolka Shabeellaha hoose. Dagaalka ayaa billowday...
View ArticleSH/Hoose: Waxyaalo qarxa iyo dadkii watay oo la qabtay
Ciidammada amniga ayaa gacanta ku dhigay, gaari ay saarnaayeen hub iyo waxyaalo qarxa iyo afar nin oo wadatey. Af-hayeenka wasaaradda amniga ayaa sheegay, in hubka lagu qabtay, hawl-gal ay ciidammadu...
View ArticleMadaxii amniyaadka Al-Shabaab oo la dilay
Hay’adda Nabad-sugidda Qaranka Soomaaliya ayaa sheegtay in la dilay, Suheyb oo madaxii qaybta Amniyaadka ee Malleeshiyada Al-Shabaab. Sida ay sheegtay warbaahinta dowladda Soomaaliya, hay’adda ayaa...
View ArticleAl-Shabaab oo weerartay xerada Laanta-buuro
Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa lagu soo warramayaa in ay weerar ku qaadeen xalay saq dhexe saldhigga ciidamada dowladda Soomaaliya ay ku leeyihiin xerada Laanta-buuro ee gobolka Shabeellaha hoose....
View ArticleAl-Shabaab oo mar kale qabsatay Marka
Dagaalyahannada kooxda Al-Shabaab ayaa galay oo qabsaday magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeellaha hoose, kaddib markii ay shalay galab isaga baxeen magaalada ciidamada dowladda federaalka ee...
View ArticleXDS oo ka hadlay dagaalkii Laanta buuro
Taliska qeybta 12-ka Abriil ee Xoogga dalka Soomaaliya ayaa ka hadlay weerarkii malleeshiyada Al-Shabaab ay habeen hore ku qaadday xerada Laanta buuro ee degmada Afgooye. Taliyaha qaybta Jenneraal...
View ArticleShariif Xasan oo gaaray Baraawe
Madaxweynaha maamulka Koofur-galbeed, Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa gaaray magaalada Baraawe ee xarunta maamulkaas. Shariif Xasan ayaa xarigga ka jaray, dhisme cusub oo noqon doona xarunta...
View Article