Wararka ka imaanaya deegaanka Buulo-mareer ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in afar qof oo rayid ah lagu dilay duleedka magaaladaas. Afarta qof oo isku gaari saarnaa ayaa ka koobnaa hooyo waayeel ah, gabar 9 jir ah oo ay ayeeyo u aheyd iyo laba wiil oo dhallinyaro ah. Cabdiwaaxid Macallin Ibraahim oo gabar uu dhalay [...]
↧