Ciidammada dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta la wareegay deegaanka Jannaale ee gobolka Shabeellaha hoose. Sida ay sheegtay warbaahinta dowladda, la-wareegidda Jannaale ayaa waxaa gacan ka geystay ciidammada nabad-ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM. Jannaale ayaa waxaa horay ugu sugnaa malleeshiyada Al-Shabaab oo goor sii horraysay la wareegay. La wareegidda Jannaale ayaa qayb ka ah, [...]
↧