Madaxweynaha maamulka Koofur-galbeed, Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa gaaray magaalada Baraawe ee xarunta maamulkaas. Shariif Xasan ayaa xarigga ka jaray, dhisme cusub oo noqon doona xarunta madaxtooyada maamulka oo dhawaan laga hirgaliyay magaaladaas. Dhinaca kale, Shariif Xasan ayaa kulammo kala duwan la yeelanaya qaybaha kala uwan ee bulshada degmada Baraawe. Wararka qaar ayaa sheegaya, in [...]
↧