Quantcast
Channel: Bar-kulan » Marka
Viewing all articles
Browse latest Browse all 119

Sh/Hoose: Shan ku dhimatay duqayn cirka ah

$
0
0
Wararka ka imanaya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in weerar dhinaca cirka ahi uu xalay ka dhacay, deegaanka Furuqley oo 25km dhinaca waqooyi-galbeed uga beegan, magaalada Afgooye. Weerarka ayaa waxaa fuliyay, diyaaradaha qumaatiga u kaca oo aan la garanayn halka laga leeyahay. Wararka ayaa intaas ku daraya in weerarka lagu qaaday bar koontarool oo Al-Shabaab [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 119

Trending Articles