Maamulka degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha dhexe ayaa biyo-dhaamin ka billaabay deegaanno hoostaga degmada oo ay boyo la’aani kajirto. Deegaannada laga billaabay biyo dhaaminta ayaa xagga biyaha ku tiirsanaa wabiga Shabeelle oo waayahaan dambaba marnaa. Biyo-dhaaminta oo ay iska kaashanayaan maamulka degmada Afgooye iyo kan maamul-goboleedka Koonfur-galbeed ayaa ka billowday tuulooyinka ay ka jirto bayo [...]
↧