Quantcast
Channel: Bar-kulan » Marka
Viewing all 119 articles
Browse latest View live

Ammaanka oo looga shiray aw-Dheegle

$
0
0
Kulan looga arrinsanayay ammaanka oo ay ka qaybgaleen qaybaha bulshada iyo maamulka gobolka Shabeelaha Hoose ayaa maanta lagu qabtay deegaanka aw-Dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo ka mid ah deegaanno shalay laga qabsaday al-Shabaab. Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose, Cabdulqaadir Maxamed Nur (Siidii) ayaa sheegay in kulanka ay ka qaybgaleen odoyaasha dhaqanka, haweenka, dhallinyarada, beeraleyda iyo [...]

Al-Shabaab oo deegaanno hor leh laga qabsaday

$
0
0
Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo is garabsanaya ayaa maanta kala wareegay kooxda Al-Shabaab gacan ku haynta deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellada hoose. Ciidanka huwanta ayaa si nabadgelyo ah ku qabsaday deegaannada Qardho iyo Jiira-kuuloow iyo qaar kale oo ka tirsan gobolka Shabeellada hoose, kuwaasoo dhowrkii sano ee u dambeeyey ay Shabaabku ka talinayeen. [...]

Maamulka Shabeelaha Hoose oo shacabka ku boorriyay xoojinta amniga

$
0
0
Guddoomiyaha gobolka Shabeelaha hoose, Cabdulqaadir Maxamuud Nuur Siidii ayaa ugu baaqay dadweynaha ku nool gobolka inay gacan ka geystaan ilaalinta amniga guud ee gobolka. Guddoomiyaha oo ka hadlay munaasabad ka dhacday degaanka Awdheegle, ayaa sheegay in doorka shacabka ee amniga yahay kan ugu weyn ee wax looga qaban karo kooxaha qaska iyo nabad-gelyo darrada ka [...]

Qarax dhimasho sababay oo ka dhacay Shalaanbood

$
0
0
Labo qof ayaa ku dhimatay saddex kalena way ku dhaawacmeen kaddib markii bam-gacmeed lagu tuuray suuqa deegaanka Shalaanbood ee gobolka Shabeellaha hoose. Dadka dhintay ayaa la sheegay in uu ku jiro askari ka tirsanaa ciidamada dowladda oo ku sugnaa duugaanka. Saddexda qof ee ku dhaawacmay bam-gacmeedka ayaa loo qaaday magaalada Marka si loogu soo daweeyo. Ma jiro [...]

Lix qof oo ku dhimatay dagaal ka dhacay Marka

$
0
0
Inta la ogyahay lix qof ayaa ku geeriyootay, tiro intaa ka badanna way ku dhaawacmeen dagaal shalay gelinkii dambe ka dhacay magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeelaha hoose, kaas oo u dhexeeyay maleeshiyaad hubaysan oo magaalada ku sugan. Dad goob-joogeyaal ah ayaa Bar-kulan u sheegay in 5 ka tirsan dadka geeriyooday ay ahaayeen maleeshiyaadkii dagaallamay [...]

Nabaddoon lagu dilay Marka

$
0
0
Koox hubaysan ayaa galabta toogasho ku dishay Maxamuud Maxamed Xuseen oo ka mid ah nabaddoonnada caanka ka ah magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeelaha hoose. Goobjoogeyaal ayaa Bar-kulan u sheegay in saddex nin oo dhallinyaro ah oo bastoolado ku hubaysan ay bartamaha magaalada ku toogatay, waxayna rasaastu ka haleeshay qaybaha sare ee jirkiisa. Marxuumka oo [...]

Ciidamada dowladda oo isku fidiyay Shabeellaha hoose

$
0
0
Ciidamada dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta la wareegay deegaanno iyo tuulooyin hoos taga Jannaale, Qoryooley iyo Aw-dheegle oo dhammaantood ka tirsan gobolka Shabeellaha hoose, kuwaas oo ay horay ugu sugnaayeen maleeshiyada Al-Shabaab. Guddoomiyaha maamulka dowladda ee gobolka Shabeellaha hoose Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa Bar-kulan u xaqiijiyay in ciidamada dowladda ee ku sugan gobolka howlgallo [...]

Dowladda oo digniin u dirtay burcadda isbaarooyinka ay u yaallaan

$
0
0
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay wax ka qabaneyso isbaarooyinka sharci darrada ah ee rag hubeysan oo ku lebbisan dareyska ciidanka dowladda ay lacag baad ah uga qaataan gaadiidleyda isaga kala goosha gobollada Banaadir, Shabeellaha Dhexe iyo Shabeellaha Hoose. Abaanduulaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliya General Cabdirsaaq Khaliif Cilmi ayaa sheegay inay ciidamo gaar ah u [...]

Kulan amniga ku saabsan oo lagu qabtay Ceel-Jaalle

$
0
0
Kulan looga hadlay amniga gobolka Shabeellaha Hoose oo ay ka qeyb galeen odayaasha dhaqanka, maamulka gobolka,taliyayaasha ciidamada AMISOM ee ku sugan gobolka iyo saraakiisha ciidamada dowladda ayaa maanta lagu qabtay xarunta Ceel-Jaalle ee degmada Merka. Kulanka ayaa looga hadlay sidii ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ay horey ugu sii wadi lahaayeen howlgallada sugidda amniga ee [...]

Dowladda oo la wareegtay deegaanno ka tiran Shabeelaha Hoose

$
0
0
Ciidamada dowladda Soomaaliya oo kaashanaya kuwa Howlgalka Midowga Afrika (AMISOM) ayaa maanta la wareegay deegaanno ay maleeshiyada al-Shabaab horay ugu sugneyd oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Hoose. Guddoomiyaha maamulka gobolka Shabeelaha hoose, Cabdulqaadir Sheekh Maxamed Nuur ‘ Siidii’ ayaa Bar-kulan u sheegay in howl maanta ay ka sameeyeen gobolka ay kula wareegeen deegaanno ay ku [...]

Labo qof oo lagu dilay Marka

$
0
0
Nin nabaddoon ahaa iyo nin kale oo rayid ahaa ayaa maanta lagu dilay magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeellaha hoose. Nabaddoonka waxaa lagu magacaabi jiray Sheekh Madnuur iyo ninka kalena waxaa la oran jiray Xasan Sheekh Garweyne. Dad goobjoogayaal ah ayaa Bar-kulan u sheegay in rag ku hubeysan bistoolado in ay ka dambeyeen dilka labada [...]

7 Al-Shabaab ah oo isku soo dhiibtay maamulka Shabeellaha hoose

$
0
0
Maamulka gobolka Shabeellaha hoose ayaa ka warbixiyay dhallinyaro ka tirsanayd Al-Shabaab oo isu soo dhiibay ciidamada dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ee ku sugan gobolka Shabeellaha hoose. Guddoomiyaha maamulka gobolka Shabeellaha hoose Cabduqaadir Sheekh Maxamed Nuur oo wareysi siiyay Bar-kulan ayaa sheegay in ay soo badanayaan dhallinyarada ka soo goosanaysa maleeshiyada ee isku dhiibaysa ciidamada [...]

Ciidanka ilaallada xeebaha Soomaaliya ee Midowga Yurub oo tababar u furi doono

$
0
0
Ciidanka Midowga Yurub ee ka tirsan ciidanka Ilaallada xeebaha Soomaaliya ayaa  berri loo furi doonaa tababar  socon doono muddo labo billood. Tababarkan ayaa ciidankan lagu bari doonaa tabta ugu wanaagsan ee  ay burcad badeeda Soomaalida ah uga badbaadin karaan maraakiibta sida gargaarka ee hay’adda cunada adduunka ee (WFP) iyo shixnadaha u raran ciidanka Midowga Afrika [...]

Xabbad-joojin la dhex-dhigay beelo ku dagaallamay Shabeelaha Hoose

$
0
0
Wasiirro  ka tirsan xukuumadda Soomaaliya iyo baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta ku guuleystay inay xabbad-joojin dhex-dhigaan beelo ku dagaallamay deeganaka Ceel-wareegow ee gobolka Shabeelaha hoose. Wafdiga dowladda oo uu hoggaaminayay wasiirka arrimaha gudaha Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa waxaa wehliyay wasiirka garsoorka iyo cadaaladda Cabdullaahi Ebyan Nuur iyo xubno ka tirsan baarlamaanka. Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha hoose Cabdulqaadir [...]

Askari ka tirsan AMISOM oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Marka

$
0
0
Inta la og yahay hal askari oo ka tirsan ciidamada AMISOM ayaa ku dhaawacmay qarax miino oo lala eegtay gaadiid ciidamada AMISOM ay leeyihiin oo marayay xaafadda Buulo Jaan ee degmada Marka ee gobolka Shabeellaha Hoose.  Qaraxa ayaa la sheegay in uu waxyeelleeyay gaari booyad ah oo ka tirsan gaadiidka ciidamada AMISOM, sida uu xaqiijiyay [...]

Beelo ku dagaallamay Shabeelaha Hoose oo Muqdisho lagu dhex-dhexaadinayo

$
0
0
Kulan lagu heshiisiinayo beelo dhowaan ku dagaallamay qeybo ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose oo ay ka qeyb-galeen xildhibaanno, wasiirro iyo odoyaasha dhaqanka Soomaalida ayaa maalintii labaad ka socda magaalada Muqdisho. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil oo ka tirsan xildhibaannada baarlamanka Soomaaliya ayaa beelaha dagaallamay u sheegay in dagaal aanan laga dhaxlin wax faa’ido ah, sidaa tardeedna ay [...]

Howlgal dhinaca amniga ah oo ka socda Marka

$
0
0
Waxaa saaka aroortii hore howlgallo ammaanka lagu sugayo laga bilaabay xaafadda Abuu Raas ee degmada Marka ee xarunta gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalka ayaa waxaa si wada jir ah u fulinaya ciidamada dowladda Soomaaliya iyo ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM, oo isugu jira boolis iyo milateri. Guddoomiyaha maamulka dowladda Soomaaliya ee degmada Marka Maxamed [...]

Fiqi: Hala xoojiyo ammaanka Shabeellaha hoose

$
0
0
Wasaaradda gaashaandhigga ee xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa u soo jeedisay maamulka gobolka Shabeellaha hoose iyo ciidamada nabad-ilaalinta ee Midowga Afrika inay xoojiyaan ammaanka gobolka. Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya Cabdixakiim Xaaji Maxamuud Fiqi oo wafdi uu hoggaaminayo uu maanta gaaray degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa tilmaamay in loo baahan yahay in maleeshiyada Al-Shabaab [...]

Maamulka Shabeellaha Dhexe oo kormeer ku maraya qeybo ka tirsan gobolka

$
0
0
Xubno ka tirsan maamulka gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa socdaal ku maraya deegaanno ka tirsan gobolka, iyaga oo haatan ku sugan deegaanka Jariirow ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Xubnaha maamulka ee socdaalka ku jooga deegaankaasi ayaa waxaa ka mid ah ku simaha guddoomiyaha gobolka, guddoomiye ku xigeenka, guddoomiyaha maxkamadda goblka iyo mas’uuliyiin kale. Guddoomiye ku xigeenka maamulka [...]

Xukuumadda: Waa la adkeyn doonaa amniga gobolka Shabeellaha hoose

$
0
0
Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta sheegay in si weyn loo adkeyn doono ammaanka magaalooyinka gobolka Shabeellaha hoose oo deegaanno katirsan gobolkaasi ay weli ku sugan tahay maleeshiyada Alshabaab. Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka ee xukuukumadda federaalka Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in xukuumadda ay ka go’antahay adkeynta ammaanka gobolka Shabeellaha hoose, loona [...]
Viewing all 119 articles
Browse latest View live